Friday, April 26, 2024

Rooble oo cadaadis xooggan ku haya Doorashada  kursiga uu rabo Fahad Yaasiin

Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa dhawwaan lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada kuraas katirsan kuwa gollaha shacabka , waxaana kuraasta qaar...

Cali Guudlaawe oo Shirka Gollaha Wasiirada Hirshabelle ku guddoomiyay Baladweyne (Sawirro)

Beledweyne: 13, Febaraayo:2022: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Golaha Xukuumada Dowladda Hirshabeelle. Shirka Golaha Wasiirada ee maanta ayaa...

Kuraastii ugu horeysay ee lagu dooranayo Baladweyne oo la shaaciyey & Fahad Yaasiin oo..

Guddiga doorashada Hirshabelle ayaa caawa shaaciyay qabashada doorashada 13 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee taalla magaalada Beledweyne. Kuraasta la shaaciyay ayaa...

Sargaalkii Hirshabelle kula dagaalay Baladweyne oo la heshiiyay Cali Guudlaawe (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigaanka Hirshabeelle ayaa la kulmay Korneyl Nuur Dheere Xildhibaan iyo saraakiil...

Cali Guudlaawe oo Amray in isbadal amaan mudo isbuuc ah looga dareemo Baladweyn (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigaanka Hirshabeelle ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga oo maanta ka...

Cali Guudlaawe oo maanta Baladweyne kula kulmay Waxgaradka labo beelood (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulan kula qaatay cuqaasha iyo waxgaradka beelaha Baadi Cade iyo Ciise Mudullood. Madaxweynaha oo...

Cali Guudlaawe oo kulamo xasaasi ah ka wada Magaalada Baladweyne (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulamo kala duwan kula qaatay  Nabadoonada iyo Waxgaradka Beelaha Jidle, Shiikhaal, Makane Reer Shabeelle...

Cali Guudlaawe oo balan qaad u sameeyay Waxgaradka Beesha Gaaljecel (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulan la qaatay Nabadoonada Waxgaradka iyo Cuqaasha beesha Gaaljecel.   Madaxweynaha waxaa kulankaan ku...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs