Sunday, May 19, 2024

Madaxweyne Waare: “Lacag dhan $1,142,000 ayaa maanta naga soo gaartay dowlada Somalia”

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaasoo oo si weyn loogu...

Maxaa ka soo baxay kulan dhexmaray Wasiirka Arrimaha Gudaha & Jen. Xuud?

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Genaral Mukhtaar Xuseen Afrax, Genaral Xuud iyo odayaal dhaqan ayaa shir ku yeeshay degaan u dhaw degaanka Ceel-gaal ee duleedka...

Ra’isul Wasaare Rooble oo Indhihiisa kusoo arkay Dhibaatada ka jirta Jowhar (Sawirro)

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi isugu jira Wasiiro iyo Xiuldhibaano uu hogaaminayay ayaa gaaray magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabelle. Madaxweynaha...

Siyaasi Caan ah oo bogaadiyay Ciidankii Badbaado ee qabsaday Baladweyne

Ciidamo hubeesan oo la baxay Badbaado Hiiraan ayaa xalay la wareegay qeybo kamid ah magaalada Baladweyne, ciidamadan ayaana kasoo horjeeda in magaalada uu yimaado...

Diyaarado wada Ciidamo Kumaandoos ah oo ka degay Dhuusomareeb xili Ahlu Sunna hub …

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in maanta magaaladaasi gaareen diyaarado wada ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa...

Jeneraal Xuud oo maanta imaanaya Muqdisho lana kulmaya Madaxweyne Farmaajo

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho soo gaaro Jeneraal Abuukar Xuud oo hogaamiya ciidamo ku sugan duleedka magaalada Baladweyne oo si weyn uga...

Waddooyinka Baledweyne oo saakay xiran iyo Meydad la layahay meel la marsiiyo

Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta inta badan la xiray waddooyinka muhiimka ah ee kuyaala magaaladaasi oo...

Doorashada Kursi ay ku tartamayaan todobo Musharax oo ka bilaabatay Baledweyne

Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa goordhaw ka bilaabatay doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP058 ay ku tartamayaan ilaa todobo musharax oo isku diiwaan...

Madaxda maamulada Jubbaland iyo Hirshabelle oo arrimo xasaasi ah ka shiray

Madaxda maamulada Jubbaland iyo Hirshabelle Axmed Maxamed Islaam iyo Cali Guudlaawe Xuseen oo kuwada sugan magaalada Muqdiusho ayaa yeeshay shir ay uga arrinsanayeen arrimo...

Ciidanka dowladda oo la wareegay deegaano Al Shabaab ka joogeen Hiiraan (Sawirro)

Ciidanka milatariga Soomaaliya ayaa maanta howlgalo qorsheesan ka fuliyay deegaano hoos yimaada degmada Buula-burde ee gobolka Hiiraan , waxa ayna ciidanka howlgalka inta ay...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs