Tuesday, May 14, 2024

Ukraine oo shuruud adag ku xirtay iney wadahadal la gasho dowlada Ruushka

Ukraine ayaa beenisay inay reer galbeedka ku hayaan cadaadis la xiriira inay wada xaajood la galaan Ruushka, iyagoo sheegay inay wadahadal la geli karo...

Shacabka Maraykanka oo u dareeray codeynta doorashada xilliga dhexe (Sawirro)

Shacabka Maraykanka ayaa maanta u dareeray dhiibashada codadka doorashada xilliga dhexe oo ah mid dhacda labadii sanaba mar. Dadweynaha ayaa soo dooran doona xubaha ku...

(Sawirro) Xasan Shiikh oo khudbad dheer ka jeediyay shirka isbeddelka cimilada Aduunka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee isbeddelka Cimilada Adduunka (COP27) oo ka socda...

(Sawirro) Madaxweyne Deni oo balanqaad taageero ah ka helay danjire Sebastian Groth

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Nairobi kulan Kula qaatay Safiirka Dowladda Germany ee Soomaaliya Amb. Sebastian Groth. Kulanka ayaa looga hadlay Iskaashiga...

Maxay ka wada hadleen RW Xamse iyo dhigiisa C/qaadir Kaamil Max’ed (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo ku sugan magaalada Jabuuti ayaa galabta kulan kula qaatay Guriga Ummadda, Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda...

Ciidamo ka mid noqonaya Kumandoska Danab oo Tababar loo furay (Sawirro)

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odawa Yuusuf Raage ayaa xerada ciidanka kumaandooska Danab ee Ballidoogle, waxa uu tababar ugu furay askar cusub oo...

Wararkii ugu Dambeeyay Dagaal Culus oo ka socda Duleedka Deegaanka Wabxo

Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa deegaanka Beesha Murusade iyo Xawaadle ayaa duullaan culus ku qaaday deegaanka...

Guddoomiye Cali Jeyte oo soo gaaray Muqdisho kana hadlay Ujeedka Socdaalkiisa

Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan, Mudane Cali Jayte Cismaan ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho , waxa uuna faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay ujeedka safarka uu...

Duqa Muqdisho oo Agaasimayaal cusub gobolka u magacaabay (Magacyo+Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho  Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta magacaabay agaasimayaal cusub uu yeelanayo maamulka gobolka Banaadir. Wareegtooyin uu soo...

Shir Muhiim ah oo Rwanda uga furmay Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya (Sawirro)

Shirka wada xaajoodka shuruucda muhiim u ah arrimaha maamulka maaliyada dalka,geedi socodka hanaanka deyn cafinta iyo sidoo kale diyaarinta iyo turxaanbixinta miisaaniyadda dalka ee...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs