Sunday, May 19, 2024

Madaxweyne Xasan oo booqday xerada ay ku jiraan Ciidankii Eritrea laga keenay (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta kormeeray Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan Ciidamada Xoogga dalka...

RW Xamse oo soo fara geliyey khilaafka Wasaarada Isboortiga iyo Xiriirka K/Cagta (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha, Maxamed Barre Maxamuud iyo Guddiga Doorashooyinka...

Labo Diyaaradood oo isku dhacay iyo Khasaaro dhimasho oo ka dhashay (Sawirro)

Labo diyaaradood oo nuuca loo yaqaan Helicopter-ka ayaa maanta iskula dhacay dalka Austarliae xilli ay duulayeen, waxaana shilkaasi diyaaradeed ka dhashay khasaaro isugu jira...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Arrimo muhiim ah kala hadlay Kate Foster

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan la qaatay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Danjire Kate Foster. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa...

Nin iska dhigi jiray sarkaal si uu kaga yaabsado gabdhaha oo fashilmay!

 Nin Shiinaha u dhashay ayaa wajahaya xabsi ka gadaal markii la ogaaday inuu iska dhigayay sarkaal boolis muddo badan si uu uga yaabsado gabdhaha...

Israa’iil oo weerar Khasaaro geestay ku qaaday garoonka diyaaradaha Dimishiq

Ciidamada Israa’iil ayaa Isniinta maanta ah fuliyey duqeyn gantaal oo muddo joojisay howlihii garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Dimishiq, islamarkaana ay ku dhinteen afar...

Tirada khasaaraha Dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay rabshadaha Laascaanood oo la Shaaciyay

Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay rabshadaha isbuucii labaad ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Shaqaale caafimaad oo ku...

Guddoomiyaha golaha Wakiillada Somaliland oo Eedeyn u jeediyay Xukuumada Muuse Biixi

Guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Qaliif ayaa ku eedeeyay xukuumadda uu hoggaamiyo Muuse Biixi in sabab u aheyd dhibaatada xooggan ee xilligan ka taagan...

Beesha Caalamka oo War kasoo saartay rabshadaha dhiiga badan ku daatay ee ka socda...

Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool muddo isbuuc ah waxaa ka socda rabshado dhiig badan ku daateen oo u dhaxeeya shacabka ku dhaqan magaaladaasi iyo...

Putin oo Casuumaad u fidiyey Madaxweyne caan ah oo xalay uun loo dhaariyey Xilkaasi

Madaxa Aqalka Senate-ka ee Federalka Raashiya, Valentina Matviyenko ayaa la sheegay inay Madaxweynaha cusub ee dalka Brazil, Luis Inácio Lula da Silva u gudbisay...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs