Friday, April 26, 2024

Madaxweyne Qoorqoor oo si aan caadi aheyn loogu soo dhoweeyey Caabudwaaq (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray Magaalada Cabudwaaq ee Gobalka Galgaduud. Waxaana magaalada Cabudwaaq ku soo dhaweeyay qaar ka mid ah labada...

Shiinaha oo ilaalo ka haya Qalab aan la aqoon oo dul heehaabaya hawada dalkiisa

Dowladda Shiinaha waxay shaacisay inay Hawadooda Sare ku arkeen Qalab aan la aqoon, kaasi oo dul heehaabayo meel ku dhow magaalladda Xeebta leh ee...

Dad hor leh oo lix cisho ka dib nolol looga soo saaray burburka dhulgariirka...

Kooxaha Gurmadka waxay maanta oo Axad ah burburka Dhismo ka soo saareen Gabar 7 bil dhalan iyo Gabar kale oo da'da Tobanaadka ) ku...

(Akhriso) Dayuuradaha Mareykanka oo duqeyn cusub ku dilay 12 ka tirsan Al-Shabaab

Taliska Ciidamada Mareykanka Africa ee AFRICO ayaa sheegay inay 12 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab ku dileen weerar dhinaca cirka ay oo ay Jimcihii ka...

Danjiraha Mareykanka ee Somalia oo hal arrin ku amaanay Shiikh Aadan Madoobe

Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Mareykanka u jooga...

Xiliga la qabanayo doorashada kursiga uu baneeyay RW Xamsa oo la shaaciyey (Akhriso)

Guddiga KMG ah ee doorashada ayaa shaaciyey Jadwalka doorashada kuriga tirsigiisu yahay HOP#203 oo dhowaan lagu qabanayo magaalada Kismaayo. Kursiga HOP#203 ayaa 28-kii December 2021,...

Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo Arrin muhiim ah kala hadlay Robert Piper (Sawirro)

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay La-taliyaha Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u...

Xukun Dil ah oo lagu riday Askar lagu eedeeyay in ay ahaayeen Fuley

Maxkamad kutaalla dalka Koongada Dimuquraadiga ayaa xukun dil ah ku riday askar katirsanaa milatariga dalkaasi , kuwaa oo lagu eedeeyay in ay yihiin fuleyaal...

Ciidamo Huwan ah oo la wareegay Deegaan Al Shabaab Saldhig weyn ku lahaayeen

Ciidanka milatariga Soomaaliya oo garab ka helaya ciidamada daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa dagaal kula wareegay deegaanka Qunbi oo hoostaga degmada Afmadow ee gobolka Jubbada...

Somaliland oo mar kale Go’aano cusub kasoo saartay Dagaalka ka socda Laascaanood

Shir xalay ka dhacay Qasriga Madaxtooyada Somaliland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi , kana qeybgaleen toban urur siyaasadeed ayaa...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs