Saturday, June 15, 2024

Wiil Dhalinyaro ah oo YouTube ka sameeyay in ka badan 12 milyan oo gini...

DanTDM ayaa loo magacaabay ninka dhaqaalaha ugu badan ka sameeyay YouTube sannadkii 2017kii, isaga oo helay 12.3 milyan oo gini, sida ay ku warrantay...

(Daawo Sawirro) Taliyaha XDS & Saraakiisha Maxkamada ciidanka qalabka sida oo gaaray Gaalkacyo

Saraakiil uu hogaaminayo Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Gen Cabdiweli Jaamac Gorod ayaa galabta gaaray magaalada Gaalkacyo. Wafdiga ayaa waxaa qeyb ka ah Masuuliyiinta Maxkamada...

Madaxweyne Farmaajo oo caawa kulan la qaatay Golaha Wasiirada Maamulka Puntland (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa ka qayb galay kulan wadatashi ah oo u dhexeeyay dawladda federaalka ee Soomaaliya iyo dawlad...

Sagaashan jir horey u soo noqday Raisul wasaare oo mar kale doonaya inuu xilkaas...

Raisul wasaarihii hore ee dalka Malaysia, Mahathir Mohamad ayaa mar kale loo soo xulay inuu noqdo musharaxa xilka Rai'sul Wasaaraha dalkaas isagoo xiligan 92...

Shiikh Xasan Daahir oo fariin muhiim u diray dowlada Somalia iyo siyaasiyiinta Mucaaradka

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mida ahaa hoggaamiyeyaasha Al-shabaab xabsi gurina ugu jira dowladda Somalia ayaa soo saaray video uu kaga hadlayo xaaladda...

Magaalo caan ah oo laga dareemayo kuleylkii ugu xumaa muddo 80 sano ah (Daawo...

Magaalada Sydney ee waddanka Australia ayaa waxaa laga dareemayaa kuleylkii ugu darnaa muddo 79 sanno ah iyadoo heerkulka uu gaaray 47.3C (117F) oo ah...

Weriyeyaal u xirnaa Maamulka Somaliland oo xukun adag lagu riday

Maxkamad ku taalla magaalada Boorama ee gobolka Awdal ayaa xukuntay wariyayaal ka howlgalayey Magaaladaas oo maamulku Somaliland ee halkaas ka jira uu xabsiga dhigay Wariyayashan...

Iska Hor imaad goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Waxaa goordhaw iska hor imaad u dhaxeeyay Ciidamo kawada tirsan dowlada Soomaaliya uu ka dhacay Isgooska Howl Wadaag, waxaana iska hor imaadkan ka dhashay...

Daawo Sawirada: Sida Quruxda badan ee Garawe loogu soo dhaweeyay Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta oo Axad ah ka soo degey garoonka cusub ee...

Labo Markab oo isku dhacay iyo Khasaaro xoogan oo ka dhashay (Daawo Sawirada)

Markab nuuca Shidaalka qaada oo laga leeyahay dalka Iiraan ayaa ku dhacay Markab kale oo nuuca xamuulka qaada ah oo marayay Biyaha Wadanka Shiinaha...

News in English

Challenges in Somali National Election Legislation

The Somali national election law reflects a chaotic amalgamation of incompatible elements from various election systems, including dictatorial, parliamentary, and presidential models, presenting challenges...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs