Friday, May 17, 2024

Maraykanka oo si jees jees ah u magacaabay caasimadda cusub ee Falastiin

Mareykanka ayaa Falastiiniyiinta u soo jeediyay codsi ah in Qudus bedelkeeda ay caasimadooda ka dhigtaan magaalada Abu Dis oo dhacda duleedka magaalada Qudus. Masuuliyiinta Maraykanka...

C/raxmaan C/shakuur oo wakiilnimadii kala laabtay Qareenadiisa & dhegeysiga dacwadiisa oo dib loo dhigay...

Maxkamadda Racfaanka Gobalka Banaadir ayaa maanta dhageysatay eedeymaha loo heysto Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warasme oo ay soo diyaarisay Xeer-ilaalinta guud ee Qaranka. Dacwad oogayaasha ayaa...

Xildhibaanada Hirshabeelle oo goor dhow cod u qaaday Golaha Wasiirada Maamulkaas

Xildhibaanada Baarlamanka Hirshabelle ayaa goor dhow soo gebagebeeyey cod ay qaadeen kalsooni siinta golaha wasiirada ee uu dhowaan ku dhawaaqay Madaxweyne Waare. Kulanka Baarlamanka Hirshabelle...

Madaxweyne Waare & Xildhibaanada baarlamanka Hirshabelle oo heshiis cusub gaaray

Magaalada Jowhar waxaa lagu wadaa inuu ka dhaco saacadaha soo socda kulan muddo laga shaqeynayay oo iskugu iman doonaan xildhibanada Baarlamaanka Hirshabeelle, kulankaas oo...

Somaliland oo ka jawaabtay hanjabaadii kaga timid kooxaha Xuuthiyiinta Yemen

Wasiirka arrimaha dibeda Somaliland Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay muuqaal dhowaan baraha bulshada ay soo dhigeen kooxda Xuuthiyiinta Yemen oo ku hanjabay iney...

Qaleey Yuusuf Jiile oo xalay lagu dilay Gaalkacyo iyo faahfaahiino ka soo baxaya

Kooxo hubeysan ayaa xalay fiidnimadii ku dilay woqooyiga Magaalada Gaalkacyo Sarkaal ka tirsanaa ciidamada dowlad goboleedka Puntland. Qaleey Yuusuf Jiile oo ahaa taliyaha Xero Inji...

Haweeney lagu soo dalacay biil koronto oo gaaraya 284 bilyan oo dollar?

Biil koronto oo kor u dhaafaya 284 bilyan oo doollar ayaa ka argagixiyay haweenay ku nool gobolka Pennsylvania ee dalka Maraykanka … ka hor...

Dowlada Madaxweyne Farmaajo oo lumisay Taageerada dad badan iyo Sababta ka dambeysa (Warbixin)

Shacabka Soomaaliyeed ayaa si weyn ugu farxay una taageeray Dowlada Federaalka markii xilka Madaxweynaha loo doortay  Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo horey taageero badan...

Dal Carbeed oo Viiso u diiday Ciyaartoy u dhalatay Israa’iil

Ciyaartoyda u dhalay Israa'iil ayaa loo diiday dal ku galka ama Viisaha Boqortooyada Sacuudiga ay doonayeen in ay kaga qeyb galaan tartanka Caalamiga ee jarta...

Macalinkii Koobka u qaaday Xulka Jubbaland oo lagu bahdilay Garoonka Aadan Cadde

Macalinkii Xidigaha Maamulka Jubbaland u horseeday in ay ku guuleestaan Tartankii ciyaaraha maamul goboleedada dalka ee ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa lagu bahdilay garoonka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs