Tuesday, May 21, 2024

Dowlada Somalia oo ku fashilantay dhismaha Hogaanka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha 

Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha dowlada Soomaaliya ayaa ku fashilantay in la dhiso Hogaanka rugta ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya kadib markii lakala diray hogaankii hore...

Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha Diinta oo Fariin u dirtay Masaajida iyo Xarumaha diinta lagu barto

War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa fariin loogu diray Masaajida dalka kuyaala, Dugsiyada Quraanka iyo...

Gantaal lala helay Gaari marayay Deegaan ku dhaw Ow-Dheegle

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in duhurnimadii maanta duqeyn diyaaradeed ka dhacday deegaan ku dhaw Degmada Ow-Dheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose. Sida...

Saami-qeybsiga 4.5 waxa uu u daadagey hoos ilaa uu gaaray masaajiddii !!!

Saami-qeybsigan 4.5, waxa uu soo if-baxay xilligii Soomaalidu ku heshiineysey tuulada Carta ee dalkaas Jabuuti, dawladdii halkaas lagu dhiseyna nidaamkaas ayaa wax loogu qeyb-sadey....

Daawo Sawirada: Wasiir Juxa iyo Masuuliyiin kale oo tagay Xadka Kenya Darbiga ka dhisaneyso

Wasiirka arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Siciid (Juxa) ay wehliyaan Masuuliyiin katirsan Dowlada Federaalka iyo Maamulka Jubbaland ayaa saakay booqday xadka Soomaaliya...

Xildhibaanad loo heesto kicin dadweyne iyo Islaam naceyb oo dacwad lagu soo oogayo

Xildhibaanad u dhalatay dalka Jarmalka oo lagu magacaabo Beatrix von Storch ayaa waxaa ku socda baaritaano la xariira qoraalo ay ku baahisay baraha bulshada...

Gabar Dharbaaxday Askari Israa’ili ah oo Dacwad lagu soo oogay (Daawo Sawirada)

Maamulka Israa'iil ayaa dacwad kusoo oogay gabar 17-sano jir ah oo u dhalatay Falastiin, gabadhan ayaana dharbaaxo wajiga kaga dhufatay askari Israa'iili ah xili...

Donald Trump oo mid kamid ah Dowladaha Islaamka ku eedeeyay been iyo Khiyaano

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa si kulul u dhaleeceeyay dowlada Pakistaan , waxa uuna dowladaasi ku eedeeyay in ay ku dhaqmeyso been iyo...

Madaxda Maamul goboleedyada Awoodooda ma inay Dowlada mucaaradaan kaliyaa!!!!

Inaad u muuqato libaax awood leh, marka aad la macaamileyso walaalkaaga, laakin aad bisad noqoto marka aad la macaamileyso shisheeyaha waa dhaqan lagu yiqaan...

Garoon loogu magac daray Aasaasihii Calanka Somalia oo dhismihiisa la bilaabayo (daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kormeeray qaybo kamid ah magaalada Gaalkacayo. Kormeerka Madaxweynaha ayaa waxaa ku wehelinaayey mas’uuliyiin ka tirsan goleyaasha...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs