Thursday, May 16, 2024

Duqa Muqdisho oo lagu Sharfey in uu Bangiga IBS  Gudoonsiiyo Abaalmarinta Sannadka (Daawo Sawirro)

Munaasabad Agaasinkeedu aad u Sareeyey islamarkaana ku saabsan Qiimeynta Shirkadaha Ganacsiga iyo Bangiyada ayaa lagu qabtey Magaaalada Muqdisho, waxaana ka qayb galey Xildhibaano, Wasiiro,...

Daawo Sawirada: Sida Cadaado ugu diyaar garowday soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo

Waxaa saacadaha soo aadan la filayaa in magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug ay soo gaaraan Wafdi balaaran uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyada...

Fanaanad Caan ka aheyd Gayiga Soomaaliya ee Khadiijo Cabdulaahi Daleys oo geeriyootay

Allaha u naxariistee magaalo kutaala dalka Canada waxaa ku geeriyootay fanaanada Khadiijo Cabdulaahi Daleys oo kamid aheyd Fanaaniinta ugu faca weyn uguna caansanaa gayiga...

Dowlada Somalia oo Caqabad ku noqoneysa Qorshe ay Damacsan tahay Somaliland

Maamulka Somaliland ayaa wada qorshe ay ku doonayaan in ay isaga bedelaan furaha telfoon number 252 oo ah midka Soomaaliya, waxa uuna maamulkan doonayaa...

Meydadka Ido la gowracay oo saakay lagu arkay xaafad katirsan Muqdisho (Daawo Sawirada)

Waxaa saakay dadka ku dhaqan Xaafad katirsan magaalada Muqdisho markii ay soo tooseen kadib arkeen Meydadka Neefaf ido ah oo iyaga oo gowracan lasoo...

Madaxweyne Farmaajo oo xaflad soo dhaweyn ah xalay loogu qabtay Gaalkacyo (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa xalay ku hoyday Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug. Munaasabad soo dhaweyn ah oo si heer...

Amiir ka tirsan dowlada Qadar oo la dhigay Xabsi ku yaalla dalka Imaaraatka...

Amiir ka tirsan qoyska xukuma dalka Qatar ayaa sheegay inuu ku xiran yahay dalka Imaaraatka Carabta. Fariin Viedo ah ayuu ku baahiyey barta YouTube-ka ayuu...

Feysal Cali Waraabe oo ka hadlay geerida wiil uu dhalay oo ka tirsanaa kooxda...

Eng. Feysal Cali Waraabe oo ah guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland, ayaa sheegay in dabayaaqadii bishii Disembar ee sanadkii dhamaaday 2017 lagu diley...

Dagaal culus oo ka dhacay degaanka Ceelka Geelow & askar nolol iyo geeri lagu...

Dagaal culus ayaa galabta xiligii casar gaabadkii  ka dhacay degaanka Ceelka Geelow oo ku yaalla duleedka degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe. Sida wararku sheegayaan dagaalka...

Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay Xarunta Nabadeynta iyo dib u heshiisiinta Soomaaliyed (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan safar ku marayay Puntland ayaa gaaray xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Galmudug ee magaalada Gaalkacyo...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs