Saturday, April 27, 2024

Dil goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Kooxo hubeesan ayaa goordhaw xaafad katirsan  degmada Hodan ee gobolka Banaadir waxa ay ku dileen nin sargaal ah oo la sheegay in uu katirsanaa...

Wax badan ka Ogow Micnaha dhabta ah ee laga wado Ereyada Siyaasada

Warbaahinta iyo Qaamuusyadda siyasadeed waxaan ka maqalnaa eraya caadi nala noqday Maqalkooda ,laakiin laga yaabo inaan fahansaneyn micnaha dhabta ah ee laga wado ama xitaa Aan...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya kula kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mudane Antonio...

Faah faahino kasoo baxaya dil xalay loo geestay Nabadoon Caan ahaa

Kooxo hubeesan ayaa xalay xaafada Israac ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo waxa ay ku dileen Nabadoon caan ka ahaa halkaasi, waxaana baxsaday ragii hubeesnaa ee...

Madaxweyne Farmaajo oo Telfoon kula hadlay Wasiir Abgaal !! (Daawo Muuqaal)

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa la sheegay in uu khadka Telfoonka kula hadlay Wasiirkii hore ee wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta maamulka Somaliland...

Daawo Sawirada: Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Casho sharaf uu caawa Sameeyay Abiy...

Ra'isul Wasaaraha dowlada Itoobiya Abiy Ahmed ayaa caawa magaalada Adis Ababa casho sharaf heer sare ah ugu sameeyay Madaxda  ka qeyb galeysa shir Madaxeedka...

Marwada 1-aad ee Dalka oo shir uga qeyb gashay Kuuriyada Koonfureed (Daawo Sawirro)

Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabsi Mocallim iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku sugan magaalada Seoul ee Caasimadda Dalka Kuuriyada...

Halis Mustaqbalka ka dhalan karta Heshiis ay wada galeen Dowladaha Somalia iyo Shiinaha

Waxaa Dhawaan Heshiis Kaluumeysiga Badeenna Wada galey Dowlada Soomaaliya iyo Shiinaha , waxaana uu heshiiskaan Shirkadaha Kaluumeysiga ee Dowlada Shiinaha u ogolaanaya in ay...

Xisbiga Amni iyo Cadaalad oo war kasoo saaray Shirkii London ka dhacay

Xisbiga Amniga & Cadaalada wuxuu walwal xoogan ka qabaa shir ay soo qabanqaabisey xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Shirkada Spectrum oo 07 bisha 2aad 2019...

Daawo Sawirada: Ra’iisul Wasaare Khayre Oo maanta tagay Xarunta Bangiga Dhexe Ee Dalka

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta kormeer ku tegay Bangiga dhexe ee dalka ayaa maamulka bangiga kala hadlay...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs