Saturday, May 18, 2024

Daawo Sawirada : Ciidamo loo diyaariyay in Al Shabaab ka saaraan deegaano ay heestaan

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqasho ugu tegay ciidamada xoogga dalka ee qeybta ka qaatay xoreynta Xudur,...

Puntland oo xirtay Masuul katirsanaa Somaliland oo diiday in uu dhankooda kusoo biiro

Ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa in ay xabsiga dhigeen masuul katirsanaa maamulka Somaliland oo diiday in uu kasoo goosto Somaliland kuna...

Tiro Madaafiic ah oo goordhaw lagu garaacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya

Waxaa goordhaw tiro madaafiic ah lagu garaacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, waxaana madaafiicda qaar la sheegay in ay ku dhaceen xaafado dad...

Ganacsatada Gobolka Banaadir oo War kasoo saaray Lacago looga qaado Dhismaha Wadooyinka Muqdisho

Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa War Saxaafadeed ay soo saareen waxa ay uga hadleen lacago looga qaado dhismaha Wadooyinka magaalada Muqdisho oo ay sheegeen in...

Jubbaland oo shaacisay Shuruudaha adag ee dowlada ku xirtay sii deynta Wasiirka Amniga Jubbaland

Wasiirkii Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan ayaa mudo ku dhaw labo isbuuc ku xiran xabsi kuyaala magaalada Muqdisho, kadib markii ciidamada amaanka kasoo xireen...

Kheyre oo hal arin ku amaanay dadka kunool magaalada Xudur (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo bulshada Xudur kala qayb galay munaasabad ay kusoo dhaweynayeen wafdiga uu hoggaaminayo ayaa sheegay...

Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo ku baaqay in Wadahadal lala galo Al Shabaab

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ee Xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Sheerdoon Saacid ayaa ugu baaqay Madaxda dowlada federaalka Soomaaliya in wadahadal la galaan Al...

Al Shabaab oo Cafis u fidisay Odayaal Xildhibaano kusoo doortay Cadaado (Daawo Sawirada)

Al Shabaab ayaa magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug kusoo bandhigtay 90-qof oo isugu jiray Odayaal dhaqmeed iyo Ergooyinkii kale ee Xildhibaanada golaha shacabka kusoo...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs