Haweeney Garsoore ah oo lagu dacweeyay fal ay sameysay xilli ay dacwad dhageysi socotay

Haweeney garsoore ka ah maxkamad kutaala magaalada Malindi ee dalka Kenya ayaa lagu soo oogay dacwad la xariirta fal ay ku kacday xili ay...

War Saxaafadeed Xasaasi ah oo goordhaw kasoo baxay Maamulka Jubbaland (Akhriso)

War Saxaafadeed goordhaw kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Jubbaland ayaa looga hadlay go'aanadii dhawaan kasoo baxay golaha Wasiirada Soomaaliya iyo amarkii lagu soo rogay diyaaradaha...

Dal dhalshada kala noqday dad ku dhaw 2-Milyan qof oo u badan Muslimiin

Ku dhawaad laba milyan oo qof oo ku nool gobolka Assam ee dalka India ayaa wajahaya waddan la’aan, kaddib marki ay iska waayeen liiska...

Dil Caawa ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa maqribnimadii caawa Xaafada Arjantiin ee degmada Kaaraan waxa ay ku dileen nin dhalinyaro ah oo la sheegay in xiligan...

Wasiirkii Amniga Jubbaland oo goordhaw lagu xiray garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Wasiirkii amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan ayaa goordhaw lagu xiray garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho , kadib markii lagala degay diyaarad transit...

Taliyaha cusub ee Booliiska oo ka dhawaajiyay hadal farxad galinaya Shacabka Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad balaaran uu xilka kula wareegayay taliyaha cusub ee loo magacaabay ciidanka booliiska Soomaaliya Cabdi Xasan Xijaar. Munaasabada masuuliyiintii ka...

Mashruuc lagu Dhisayo Wadooyinka Muqdisho Iyo Berbera oo Muqdisho lagu kala saxiixday (Daawo Sawirada)

Wasiirka Qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan, iyo agaasimaha guud ee midawga Yurub ee horumarinta caalamiga ah, Mr Stefano Manservisi ayaa si wadajir...

Ra’isul Wasaare Shinzo Abe oo balan qaad u sameeyay Dowlada Somalia (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan u joogay dalka Japan ka qaybgalka Shirweynaha 7-aad ee Horumarinta Afrika (TICAD7) ayaa maanta...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs