Saturday, May 18, 2024

Baarlamanka Somalia oo beri kulan ka yeelanaya Mooshin la xiriira doorashooyinka

Guddoonka Baarlamaanka Somalia ayaa Berri shir degdeg la isugu yeeray xildhibaanada, iyadoo la sheegay in looga hadli doono Mooshin laga keenay Doorashooyinka Qaranka. Farriin loo...

Sacuudiga oo xukun daldalaad ah ku fuliyey Saddex askari oo lagu eedeeyey..

Sacuudi Carabiya ayaa xukun dil ah ugu fulisay saddex askari “khiyaano qaran”, waxaa sidaas sheegtay wasaaradda gaashaandhigga, oo ku eedeysay inay la jirsadeen cadow...

Tallaalka SINOVAC oo Muqdisho la keenay & Wasiirad Fowsiya oo guddoontay (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dr. Fawziya Abiikar Nur ayaa Maanta Tallaalka  SINOVAC oo ka mida Tallaalada ka hortaga Covid-19 ka Guddoonaty Safiirka...

Mid ka mid ah Madaxda dowlad goboleedyada oo Muqdisho ka dhoofay (Sawirro)

Madaxweynaha Dawlad-goboleedka Koonfur-galbeed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo oo ah xarunta ku meel-gaarka ah ee Dawlad-goboleedka Koonfur-galbeed kedib safar muddo qaatay...

Donald Trump oo shaaciyey inuu wacdaro ka dhigi doono doorashada Maraykanka 2024

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa wacad ku maray inuu gacan ka gaysan doono in Jamhuuriga ay ku guuleystaan maamulka Congress-ka ee doorashada...

Raisul Wasaare Rooble oo isku bedalay labo kamid ah Golihiisa Wasiirada

Raisul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta isku bedelay labo kamid ah golihiisa Wasiirada. Wareegto kasoo baxday xafiiska Raisul Wasaare Rooble ayaa...

Madaxweyne Biixi oo Xadhiga ka jaray in ka badan 100 Dhismo Waxbarasho (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka jaray 106 dhisme waxbarasho oo isugu jira 100-dugsi, 5 xarumood oo wax Akhris (Library) iyo...

Sargaal Caan ah oo katirsanaa Booliiska Soomaaliya oo lagu dilay Muqdisho

Kooxo hubeesan ayaa maanta degmada Hodan gaar ahaan xaafada Seybiyaano ku dilay sargaal katirsanaa ciidanka booliiska Soomaaliya oo lagu magacaabayay Gaashaanle Mahad Cali Cilmi...

Puntland oo Dowlada federaalka maanta ku wareejisay Maxaabiis ku xirneed Garawe

Munaasabad Maanta ka dhacday Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa Dowlad Goboleedka Puntland ay Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya & Maamulka Galmudug...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs