Wednesday, May 1, 2024

Antonio Guterres oo mar kale fariin ku saabsan doorashada u diray Madaxda Soomaalida

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa talaabo wanaagsan ku tilmaamay go’aankii ay Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya shalay ku joojiyeen muddo kororsiga. "Xoghayaha...

Dhacdo Naxdin leh: Wiil Soomaali ah oo labo walaalihiis ah ku dilay Maraykanka (Sawirro)

Wiil Soomaali ah ayaa la sheegay inuu xalay ku dilay labo wiil oo walaalihiis ka yar ahaa magaalada Kansas City gobolka Missouri ee dalka...

(Sawirro) AFRICOM oo gaadiid Gaashaaman ku wareejisey ciidanka Kumandoska Danab

Taliska Howlgalka Mareykanka ee Afrika AFRICOM ayaa Ciidanka Kumaandoska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee DANAB ku wareejiyay Gawaarida Gaashaaman ee ay ku howlgalaan Ciidamada. Gawaaridan ayaa...

Maraykanka: “Dhinacyada Soomaalida waa iney deg deg ugu laabtaan Wadahadalka”

Mareykanka ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo tallaabadii ay shalay qaadeen Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya, taasoo si rasmi ah...

Muxuu Shiikh Shariif ka yiri go’aanka golaha shacabku ku joojiyey Muddo kororsiga?

Madaxweynihii hore ee Somalia Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa soo dhoweeyey go’aanka golaha shacabka ay maanta gaareen oo dalka dib ugu celiyey heshiiskii doorasho...

QM oo fariin u dirtay Madaxda Soomaalida ka dib laalidii go’aankii muddo kororsiga

Qaramada Midoobay xafiiskeeda Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay ka noqoshadii uu Aqalka hoose ee Baarlamaanka ku laalay muddo kororsigii labada sano ee Madaxweynaha iyo Baarlamaanka. “Xaiska...

RW Rooble oo War ka soo saaray arrimaha doorashada iyo amniga lagu wareejiyey

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga mahadceliyay madaxweynaha Jamhuuriyadda in uu wareejiyay mas’uuliyadda  doorashooyinka. Ra’iisul Wasaare Rooble oo Golaha Shacabka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs