Monday, May 13, 2024

Caasimada Hirshabelle oo gashay Go’doon iyo Maamulka oo ka hadlay (Sawirro)

Magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabelle ayaa gashay go'doon ,kadib markii wadooyinka soo gala magaaladaasi ay gabi ahaan gooyeen biyaha fatahaada uu sameeyay wabiga...

Melinda Gates oo kireesatay Jaziirad Halkii habeen lagu seexdo $132,000

Warbaahinta caalamka ayaa isbuucyadii lasoo dhaafay hadal heysay kala taga Bilyaneerka Bill Gates iyo xaaskiisa Melinda, kuwaa oo go'aansaday in ay kala tagaan 27-sano...

Madaxweyne Farmaajo oo Shaaciyay Caqabadaha dib u dhigay Dalkeena (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Munaasabadda Xuska halgameyaashii SYL awgeed xaflad maamuus ah la qaatay dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in...

(Sawirro) Israel oo ka hadashay sababta ay u burburisay xaruntii Tv-ga Aljazeera ee Gaza

Dhismo ku yaalla marinka Qaza oo ay degenaayeen warbaahinta Aljazeera iyo AP ayaa burburay kadib markii Israa’iil ay duqeysay. Ka hor weerarka waxaa laga guuray...

(Sawirro) Shacab taageero u muujinaya Falastiiin oo dibad baxyo ka bilaabay Yurub

Magaalooyin ka tirsan Yurub, dadweyne fara badan ayaa socod ku maray wadooyinka iyagoo taageero u muujinaya Falastiiniyiinta. Magaalada Paris Booliska ayaa sunta dadka ka ilmaysiisa...

Dib u dhac mar kale ku yimid Doorashadii Itoobiya iyo Sababta ka dambeysa

Guddiga doorashada Ethiopia ayaa Sabtida maanta ah sheegtay in aysan macquul ahayn in la qabto doorashada baarlamaanka ee qorshuhu ahaa in ay dhacdo 5-ta...

Taliye ku-xigeenkii Booliska G/Banaadir oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray..

Waxaa la xaqiijiyey inuu geeriyooday Taliye ku-xigeenkii Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir oo dhaawac halis ah kasoo gaaray qaraxii is-miidaaminta ee ka dhacay...

Axmed Madoobe & Taliyaha AFRICOM oo qodobo Muhiim ah ka wada hadlay (Sawirro)

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Kulan la qaatay Taliyaha howlgalka Maraykanka ee Africom Jeneraal Stephen Townsend, oo booqasho ku tagay magaalada Kismaayo. Stephen...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs