Sunday, May 19, 2024

Tahriibayaal Soomaaliyeed oo saakay dalka dib loogu soo celiyay (Sawirro)

Waxaa saakay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degtay diyaarad ay la socdeen tahriibayaal Soomaaliyeed oo in mudo ah ku xayirnaa magaalooyin...

Maraykanka oo hanjabaad iyo digniin kama dambeys ah siiyey Madaxda Soomaalida

Mareykanka ayaa ku hanjabay inuu cunqabateyn saarayo Soomaaliya, haddii waqtiga loo qabtay doorashada ay sii jiidanto. Hadalkan ayaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay waaxda...

DEG DEG: Isimada Puntland oo dagaalkii Boosaaso ka soo saaray go’aano dhabar jab ku...

Isimada Puntland qaarkood ayaa soo saaray caawa go'aano kama dambeys ah oo lagu xalinayo dagaaladii magaalada Boosaaso ku dhexmaray ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa...

Qoorqoor oo kulamo kala duwan la yeeshay James Swan iyo Mrs. Heidi Johansen (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mr. James Swan. Qoorqoor iyo Ergeyga ayaa ka...

(Sawirro) Muxuu Wasiirka A/Dibadda DF kala hadlay agaasime Luca Maestripieri?

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Agaasimaha Hay’adda Horumarinta Iskaashiga ee Dowladda Talyaaniga Mudane...

Sacuudiga oo Shiinaha u gacan gelinaya dad Muslimiin ah & walaac laga muujiyey

Hay’adaha xuquuqul insaanka ayaa walaac ka muujiyay waxa ay ku tilmaameen qorshaha Sucuudiga uu dalkiisa uga tarxiilayo labo nin oo kasoo jeedo Muslimiinta laga...

Shaqo Joojin lagu sameeyay Maareeyaha Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed (Wareegto)

Wareegto goordhaw kasoo baxday xafiiska Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaqada looga joojiyay Maareeyaha guud ee Hay'adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed Aadan Xasan...

Madaxweyne Deni oo u mahadceliyay Safiirka Imaaraadka u jooga Soomaaliya

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Safiirka Dowlada Imaaradka Carabta ee Soomaaliya, Maxamed Axmed Cuthmaan. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay Dowladda...

Dowlada Kenya oo qaaday talaabo ay uga aargudaneyso Imaaraadka Carabta

Dowlada Kenya ayaa qaaday tallaabo u muuqata aargoosi ,kadib markii ay hakisay mudo isbuuc ah in dalkeeda kasoo degaan diyaaradaha rakaabka ee sida tooska...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs