Al-Shabaab oo shaacisay beesha uu ka soo jeedo ninkii fuliyey qaraxii Baladweyne

Al-Shabaab ayaa shaahisay magaca iyo qabiilka uu ka soo jeedo dagaalyahankii fuliyey weerarkii ismiidaaminta ahaa ee dhowaan ka dhacaym magaalada Balad-weyne Idaacadda ku hadasha codka...

Booliska DF oo caawa qabtay burcad dhac ka waday degmo ka tirsan Muqdisho (Sawirro)

Ciidamada Booliska DF ayaa caawa burcad hubeysan ku qabtay xaafada Raadeelka oo ka tirtsan degm,ada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Burcadan oo ku hubeysanaa qoryo ayaa...

Muxuu Jen. Xijaar kala hadlay taliyeyasha saldhigyada Booliska Muqdisho? (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta shir la qaatay Taliyeyaasha Booliiska, Qaybta Guud ee Gobolka Banaadir, Qaybaha iyo Saldhigyada...

Muxuu Shiikh Aadan Sunne kala kulmay goobaha ay Al-Shabaab Maamusho?

Sheekh Aadan C/raxmaan Warsame (Shiikh Aadan Sunne) oo dhowaan ka soo tagay Somaliland, kuna biiray Al-Shabaab ayaa si faahfaahsan uga hadlay sababaha keenay inuu...

Dal Muslim ah oo Marti gelinaya Maal-qabeenada Ruushka ee Reer Galbeedku beegsanayaan

Turkiga ayaa sheegay in maal-qabeenada Ruushka ay sii wadi karaan inay ganacsiyo ka sameeyaan Turkey inta ay ilaalinayaan sharciga dalka iyo kan caalamiga ah. Wasiirka...

R/W Rooble oo kulan la qaatay Taliyaasha ciidamada Amar cusubna siiyay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay madaxda ugu sarreysa hay’adaha amniga dalka iyo Howlgalka nabad ilaalinta Midowga...

Dowladdaha Soomaaliya iyo Qatar oo kala saxiixday Heshiis Is-afgarad (Sawirro)

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle, oo ku sugan magaalada Dooxa ee Dalka Qadar oo uu kaga qayb...

Malafka Xildhibaanada K/Galbeed lagu doortay oo lagu wareejiyay Guddiga Doorashada (Sawirro)

Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Xubna ka socdey guddiga hirgalinta dooorashooyinka heer Fedearal ku wareejiyey galka faylasha 77- Xildhibaan oo ka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs