Saturday, May 18, 2024

Maxkamad ku taalla Koblenz oo xukuntay Soomaali dembi Yaab leh galay

Maxkamad ku taalla magaalada Koblenz ee dalka Jarmalka ayaa waxay xukun ku riday nin Soomaali ah oo 28 sano jir. Ninkan ayaa waxaa lagu helay...

Maxay degmada Doolow ku soo arken Adam Abdelmoula & wafdi la socday (Sawirro)

Booqashado uu ku tagay Doolow Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo ay ku wehliyeen wakiillada Soomaaliya...

Masuuliyiin booqatay goobo loo qorsheeyay in la dejiyo Ganacsatadii ku hanti beelay Suuqa Waaheen...

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo xubno xukuumadda katirsan oo uu hoggaaminayo, ayaa kormeer ku tegay goobaha loo qorsheeyey in la dejiyo...

Rasaas ka dhax socota Xabsiga weyn ee Hargeysa iyo Maxaabiis hub qaadatay (Sawirro)

Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulka Somaliland ayaa sheegaya in jeelka weyn ee magaalada Hargeysa xilligan ka socoto rasaaas u dhaxeysa maxaabiis...

Ergayga Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Africa oo is-casilaya iyo Sababta keentay

Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika David Satterfield ayaa xilka ka tagaya kahor bisha June, sida ay Talaadadii sheegeen ilo-wareedyo arrintan...

Guddoomiyaha Guddiga doorashada iyo xubno la socda oo gaaray Baydhabo (Sawirro)

Wafdi uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga FEIT ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Masuuliyiin...

Haweeney Aroosad ah oo sun ku dishay 15-qof oo xafladeeda arooska kasoo qeyb galay

Dhacdo dad badan argagax iyo ammakaag ku noqotay ayaa ka dhacday deegaan hoostaga magaalada Multan ee dalka Pakistan, kaddib markii aroosad xafladii arooskeeda loo...

Ukraine oo qabatay Nin saaxiib dhaw la ahaa Madaxweynaha Ruushka (Sawirro)

Dowladda Ukraine ayaa shaacisay in ay gacanta ku dhigeen siyaasi muddo baxsad ahaa oo u dhashay dalkeeda, kaa oo saaxiib dhaw la ahaa Madaxweynaha...

Qarax Khasaaro geestay oo lagu weeraray guriga Masuul katirsan maamulka Jubbaland

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa xalay ka dhacay weerar qarax loo adeegsaday oo lala bartilmaameedsaday guri uu magaaladaasi ka degnaa masuul...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs