Saturday, May 18, 2024

Wararkii ugu dambeeyey dagaal weli ka socda xadka Soomaaliya iyo Itoobiya

Dagaal culus ayaa oo shalay oo arbaco aheyd bilowday ayaa ka socda degaano ku teedsan xuduudda Soomaaliya iyo Itoobiya, kadib markii Al-shabaab ay weerar...

(Daawo Sawirro) Al-shabaab oo sheegatay iney ku dhowaad 100 askari ka dileen Liyu Boolis

Al-shabaab ayaa guulo waaweyn ka sheegatay dagaal culus oo ilaa shalay ka socday degaano ku yaalla xadka gobolka Bakool uu la wadaago dowlad degaanka...

Joe Biden oo laga helay COVID-19 iyo faahfaahin laga bixiyey xaaladiisa Caafimaad

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa laga helay xanuunka COVID-19, sida shaaciyey Aqalka Cade ee looga arrimiyo Mareykanka. Bayaan kasoo baxay Aqalka Cad ayaa lau sheegay...

Madaxweyne Qoorqoor oo Magacaabay Wasiiro cusub (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa magacaabay wasiiro cusub oo ka mid noqanaya xukuumadiisa. Wasaaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayuu u magacaabay Axmed Cali...

Ciidanka Danab oo howlgal ku soo qabtay xubno ka tirsan Al-Shabaab iyo hub (Sawirro)

Guutada 16-aad ee ciidanka Kumandoska XDS ayaa hawlgal ka sameeyey degaano ka tirsan gobolka Sh/dhexe. Howlgalkan ayaa la sheegay in laga sameeyey degaanka Madaxgise ee...

Maamulka Hirshabelle oo shaaciyey qiimeynta hantida ku burburtay qaraxii Jowhar

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu Wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta ayaa maanta shir gudoomiyay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhaweeyay Tanzaaniya (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa waxaa si heer...

Shir Amniga sii xumaanaya ee Caadimadda looga hadlayay oo Muqdisho ka dhacay (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir gudoomiyay kulan gaar ah oo ujeedkiisu ahaa Amniga Caasimadda...

Haweeney lagu helay in ay katirsaneyd Al Shabaab oo lagu riday Xukun Adag

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun adag oo xabsi ah ku riday haweeney lagu helay in ay katirsaneyd Al Shabaab , taas...

Ra’isul Wasaare Xamse oo ku hanjabay in Jawaab deg deg ah ka bixinayaan Weerar...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa amray hey’adaha kala duwan ee amniga iyo gargaarka inay si deg deg ah...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs