Saturday, August 8, 2020

Xiliga Dhuusamareeb lagu dooranayo gudoomiyaha baarlamanka Galmudug oo la shaaciyey

Guddiga doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug oo ka kooban 11 xubnood ayaa waxay shaaciyeen jadwalka doorashada gudoomiyaha baarlamaanka ka dib Kulan ay xalay magaalada Dhuusamareeb...

Khasaaraha dhimasho & burbur ee duqeyntii Saakow oo la soo bandhigay (Daawo Sawirro)

Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay khasaaraha ka dhashay duqeyn xalay dayuuradaha Maraykanku ka geysteen degmada Saakow ee gobolka Jubada dhexe. Ugu yaraan 12 ka mid ah...

Dil caawa ka dhacay duleedka Belad-weyne iyo faahfaahino ka soo baxaya

Degaanka Baardheere oo ku yaalla duleedka magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa caawa lagu dilay nin oday ahaa oo laga yaqiinay degaanka. Goob joogayaal...

Afhayeenka ONLF oo shaaciyey hal qodob oo aysan weligood ka tanaasuli doonin

Afhayeenka ONLF C/ Qaadir Xassan Hirmooge (Caddaani) ayaa wuxuu sheegay iney jabhaddu marnaba ka tanaasuleyn mowqifkeedi ahaa iney gooni iisu taagto. Magaalada Asmara ee caasimadda...

Farmaajo oo la kulmay qoyska gabadhii yareyd ee la dilay & askar dilkeeda loo...

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la kulmay waalidiinta gabar ardayad 9 sano jir aheyd oo shalay ku dhimatay is-rasaaseyn ka dhacday agagaarka Isbitaalka...

Madaxda dowlad goboleedyada oo War kulul ka soo saaray heshiiskii Hirshabelle & dowlada (Akhriso)

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa jawaab degdeg ka bixiyay mowqifkii maamul goboleedka Hirshabeelle uga laabatay go’aankii maamul goboleedyada ku gaareen Kismaayo ee dowladda Federaalka...

Afhayeenkii hore Al-shabaab oo la sheegay in la dhaawacay & Saraakiil kale oo la...

Ugu yaraan 12 ka mid ah xoogaga Alshabaab ayaa lagu dilay duqeyn ka dhacday degmada Saakow ee gobolka Jubbada dhexe, sida uu sheegay ku-simaha...

Fadeexad soo wajahday Garsoore uu Trump u magacaabay Maxkamada sare

Qareenada haweeney isku day kufsi ku eedeyneysa Brett Kavanaugh, oo ah garsoore uu madaxweyne Trump u magacaabay maxkamadda sare, ayaa sheegay inay dooneyso in...

Mid kamid ah Wadamada Caalamka oo Mamnuucay in Haweenka lagu furo 3 Dalaaqo

Baarlamaanka dalka Hindiya ayaa dood dheer ay yeesheen kadib ansixiyay amar lagu mamnuucayo in haweenka dalkaasi, gaar ahaan kuwa Muslimiinta ah hal mar lagu...

LAST WEEK NEWS

Massive blast in Beirut kills at least 10 people and injures...

A huge explosion near the centre of Beirut killed at least 10 people, injured hundreds and sent shockwaves across the Lebanese capital, shattering windows...