Sunday, May 19, 2024

Maamulka Taliban oo codsi xasaasi ah u diray dowladaha Mareykanka iyo Yurub

Wasiirka arrimaha dibadda Mamulka Taliban ee Afghanistan ayaa sheegay mar uu ka hadlayay shir caalami ah sheegay in cunaqabateynta uu Mareykanku kusoo rogay ay...

Dowlad goboleedka Jubbaland oo eedeeyn u jeediyey dowlada Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Jubbaland Cabdiraxmaan Axmed Cabdi ayaa sheegay in  maamulkiisa laga qadiyey  lacag dhan 1 Milyan ah oo ay Xukuumadii...

Gabdho la afduubtay ku dhowaad 10 sano ka hor oo la helay iyagoo uur...

Ciidamada Nigeria ayaa sheegay inay heleen laba gabdhood oo kooxda Boko Haram ay ka afduubteen dugsi sare sideed sano ka hor. Labada gabdhood ee haatan...

Mahad Salaad oo kordhiyay Mushaarka Saraakiisha, Ciidamada iyo Shaqaalaha Hay’adda NISA (Akhriso)

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Mahad Maxamed Salaad oo la magacaabay 26-kii May 2022, ayaa durba kor u qaaday dhammaan mushaaraadka ay qaataan...

Sargaal katirsan ciidanka booliiska oo Muqdisho lagu dilay iyo Faahfaahino kasoo baxaya

Wararka ka imaanaya degmads Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in maanta halkaasi lagu dilay sargaal katirsanaa ciidanka booliiska Soomaaliya. Cali Xasan Siyaad (Cali Tariin)...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo Amar siiyay Madax qeybeedyada golaha shacabka (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe oo ay weheliyaan ku-xigeennadiisa ayaa kulan la qaatay Xoghayaha guud, Ku xigeenada xoghaya iyo...

Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo la tashi la yeeshay dad baahiyo gaar ah qaba...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane, Hamza Abdi Barre ayaa maanta la kulmay qaar kamid ah dadka qaba baahiyaha gaarka ah, kulanka ayaa daba...

Basaaskii ugu xirfadda badnaa Al Shabaabka Muqdisho oo xukun adag lagu riday

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun adag oo xabsi ah ku riday nin dhallinyaro ah oo lagu helay in uu basaas u...

Ciidamada Kumaandooska Danab oo sii daayay Maxaabiis Al Shabaab u xirneed (Sawirro)

Cciidamada ururka 5-aad ee guutada 16-aad ee kumaandooska Danab iyo ciidamada gaarka ah ee maamulka Jubbaland ayaa howlgal wadajir ah ka fuliyay deegaano Al...

Dowladda Dhaxe ee Itoobiya oo War kasoo saartay dagaalkii Al Shabaab iyo Liyuu Booliis

Dagaal dhiig badan ku daatay ayaa gudaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya gaar ahaan gobolka Afdheer waxa uu ku dhax maray dagaalyahano katirsan Al Shabaab...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs