Tuesday, May 14, 2024

Ciidamada amniga oo fashiliyey gaari qaraxyo laga soo buuxiyey (Sawirro)

Ciidamada Amniga Degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegay iney fashiliyeen gaari laga soo buuxiyey waxyabaaha Qarxa oo la doonayey in degmadaas weerar looga...

Doorashada iyo Habraaca kuraas cusub oo katirsan gollaha shacabka oo la shaaciyay

Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed Puntland ayaa shaaciyay qabashada doorashada Afar kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Dowladda Federalka Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay...

Haweeney la doonayay in lagu dhax iibiyo barta Facebook oo la bad baadiyay

Haweeney u dhalatay dalka Nageria oo kunool dalka Lubnaan ayaa nolosheeda la bad baadiyay kadib markii nin gacanta ku hayay haweeneydaasi uu ku beeciyay...

Ciyaal Weero dil ka geestay xaafad katirsan Muqdisho iyo Cabsi hor leh oo soo...

Qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir waxaa dib usoo labo kacleeyay ciyaalka weerada ee dilka ,dhaca iyo dhibaatooyin kalaba ku haya shacabka ku dhaqan...

Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Heshiiska Aagga Ganacsiga Xorta Ah Ee Qaaradda Afrika (Sawirro)

Golaha Wasiirrada ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxay ku ansixiyeen Heshiiska Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika oo ay golaha u...

Milateriga Ruushka oo Magaalo weyn kala wareegay ciidamada Ukraine (Sawirro)

Milateriga Ruushka ayaa gacanta ku dhigay magaalada Severodonetsk ee bariga Ukraine, sida uu sheegay duqa magaaladaas Oleksandr Stryuk. "Ruushka waxay si buuxda u qabsadeen Severodonetsk,...

Xildhibaan ka laabtay Mooshin laga wado Farmaajo sir Culusna ka shifay 

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhawaan saxiixay Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana mooshinkan gadaal ka riixayay xubno qandaraas kusoo qaatay in ay...

Tirinta Codadka wareega labaad oo soo dhamaatay (Akhriso sida codadka loo kala helay)

Waxaa soo dhamaatay tirinta codadka wareega labaad ee doorashada Madaxweynaha maamulka Puntland, waxaana wareega labaad ee doorashada isugu soo haray Sadex Musharax . Wareega labaad...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray qaar kamid ah Isbitaallada Muqdisho (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday qaar kamid ah Isbitaallada Dowladda, si uu ugu kuurgalo adeegyada caafimaad ee ay...

Bushaaro : Dugsiga Amiin Quran Online oo fursad qaaliya u haya qurbajoogta soomaliyed iyo...

WhatsApp: +252634484123 Dugsiga Amiin Quran Online oo ah dugsi hore looga bartay waxbarasho tayo leh ayaa bilaabay dinwaangalinta ardayda cusub ee wakhtiga summerka. Dugsigu waxa uu...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs