Wednesday, May 15, 2024

Mareykanka oo Malaayiin dolar dul dhigay madaxa Afhayeenka Al-shabaab Cali Dheere

Mareykanka ayaa markii u horreysay abaal marin gaareysa 5 milyan oo dollar dul dhigay Afhayeenka Guud ee Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) Barnaamijka Abaal...

Qaraxyo lagu weeraray guryo masuuliyiin degan yihiin oo ka dhacay magaalada Baydhabo

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in xalay halkaasi ka dhaceen labo qarax bambaano oo lagu...

Maxay ahaayeen ragga hubeysan ee Boliska Muqdisho ay gacanta ku dhigeen? (Sawirro)

Ciidamada Booliska Muqdisho ayaa sheegay iney gacanta ku soo dhigeen koox burcad oo dgac hubeysan ka waday xaafado ka tirsan magaalada. Burcaddaan oo ku lebisnaa...

(Sawirro) Haween markii ugu horeysay ka mid noqday ilaalada Masjidka Xaramka

Boqortooyada Sacuudiga ayaa markii ugu horeysay  haween ku soo dartay ciidanka Booliska ee ilaalada ka ah Xaramka barakeysan ee Makka. Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dalka...

Wadamada Afrika uu soo gaaray Cudurka Caronavirus oo la shaaciyay (Akhriso)

Midowga Afrika ayaa qoraal kooban uu soo saaray ku shaaciyay wadamada Afrika ee lagu arkay cudurka halista ah ee Caronavirus , cudurkan ayaana ah...

Isbedel laga dareemayo qiimaha Kalluunka ee Suuqyada Muqdisho (Daawo Sawirro)

Maalmihii ugu dambeeyey ayaa waxaa hoos u dhac aad u weyn laga dareemay suuqyada lagu kala iibsado kalluunka ee ku yaala magaalada Muqdisho gaar...

Ninkii ugu horeeyay oo Soomaali ah oo loo magacaabay taliyaha Nabad Sugida dalka …

Wareegto kasoo baxday madaxweynaha dowladda Kenya William Ruto ayaa lagu magacaabay taliyaha cusub ee ciidamada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Kenya, waxaana xilkaasi loo...

Dowlada Shiinaha oo Digniin adag kasoo saartay talaabo dowlada Mareykanka damacsan tahay

Waxaa sii xoogeesanaya khilaafka u dhaxeeya dowladaha Shiinaha iyo Mareykanka, waxaana maalmihii lasoo dhaafay warbaahinta labada dhinac isku marinayeen hadalo khilaafka sii xoojinaya. Mareykanka ayaa...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs