Friday, May 17, 2024

Farmaajo oo ciidamada dowlada ugu baaqay iney ka fogaadaan hal arrin oo khatar ah

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa uga digay Ciidamada dowlada inay fekerkooda ka saleeyaan qabyaalada. Hadalkan ayuu Madaxweynuhu ka jeediyey munaasabad tababar loogu soo xirayay...

Nin Muqdisho ku gowracay wiil yar uu adeer u ahaa iyo booliiska oo ka...

Nin dhallinyaro ah ayaa shalay galab degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir ku gowracay wiil 8-sanno jir ah uu adeer u ahaa, waxaana dhacdadan...

Cusmaan Dalmar Xaaji Yuusuf oo geeriyooday iyo Madaxweyne ka tacsiyadeeyey

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku hadlaya magaciisa, kan Goleyaasha Dowladda iyo Shacabka Puntland, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u Naxariistee...

Madaxweyne Guudlaawe oo ka cawday qaar kamid ah Xildhibaannada laga soo doortay…

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen oo xalay khudbad ka jeediyay munaasabad lagu caleemo saarayay golaha deegaanka ee magaalada Jowhar ayaa ka cawday xildhibaannada...

Saddex qodob ka Ogow Maalqabeennadii wadkoodda ku iibsaday lacagta badan

Waxaa la xaqiijiyay inay geeriyoodeen shan qof oo dalxiiseyaal ah oo la socday doon yar kuwaas oo maalmahan baadi-goob loogu jiray. Waxaa ka mid...

Madaxweyne caan ah oo loo heysto inuu xaday dheyman lagu qiimeeyey 15 bilyan oo...

Guddi ka tirsan baarlamanka dalka Zimbabwe ayaa la filayaa inay ku cadaadiyaan madaxweynihii hore ee dalkaas Robert Mugabe inuu keeno caddeymo muujinaya halka ay...

Laami cusub oo laga dhisayo Baydhabo & Khayre oo dhagax dhigay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta dhagax dhigay dhisma waddo 1,500 oo mitir oo dhex marta magaalada Beydhabo,...

Abiy Axmed oo shaaciyay in la bur buriyay hub iyo gantaalo culus ay lahaayeen...

Ra'isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed oo ka hadlay Warbaahinta dowlada ayaa guulo ka sheegtay howlgalada ciidamada milatariga federaalka Itoobiya ka wadaan. gobolka Tigrey...

Liiska dadkii la dhintay Prigozhin oo la shaaciyay iyo Nin Mareykanka xayiraad saaray oo...

Shil diyaaradeed oo ka dhacay meel ku dhow tuullada Kuzhenkino ee gobalka Tver ee dalka Ruushka ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen toban...

Talaalka cudurka Coronavirus oo Xiisad ka Dhaliyay Mareykanka iyo Yurub !!

“CoronaVirus” oo aafadiisa ay ka bilaabatay dalka Shiinaha December 2019 ayaa masiibadiisa iyo hubanti la’aantiisa ilaa iyo inta uu ku sii faafi doono walbahaar...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs