Saturday, June 15, 2024

DEG DEG: Muuse Suudi oo mar kale loo doortay Senator ka tirsan Aqalka sare...

Guddiga doorashada Baarlamanka Hirshabele ayaa shaaciyey natiijada kursigii ugu horeeyey ee ka mid ah kuraasta aqalka sare ee laga soo doorto Hirshabelle kaasoo ay...

(Sawirro) Hoggaamiyaha SSC oo xariga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda..

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golaha Wasiirrada, wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Maaliyadda, Warfaafinta iyo Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada...

Suxufiyad ka hawlgasha telefishin oo sabab yaab leh shaqada looga joojiyey

Suxufiyad ka hawlgasha telefishin Masar ku yaalla ayaa shaqada laga joojiyay ka dib markii ay hadal muran dhaliyay ka sheegtay cayilka siyaadada ah. Waaxda warbaahinta...

Muxuu Cali Guudlaawe ku soo arkay Isbitaalka degmada Aadan Yabaal (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta kormeer ku tagay Iisbitaalka guud ee Degmada Aadan-Yabaal...

Wasiiro & Saraakiil ku baxay ciidamadii saaka ka soo baxay degaano ka tirsan Sh/dhexe

Wasiiro iyo Saraakiil ka tirsan dowlada Somalia ayaa ku baxay ciidamadii saaka soo baneeyey degaano ka tirsan gobolka Sh/dhexe oo haatan ku sugan saldhiga...

Tirada dadka ugu dhintay Soomaaliya Covid-19 oo kordhay iyo kiisas hor leh oo la...

Sida ay maanta xaqiijiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaa 24-kii saac ee ugu dambeeyay geeriyooday 5 ruux oo kamid ah dadkii laga helay cudurka COVID-19,...

Somaliland oo beenisay warbixinta COVID-19 ee ay baahiso dowlada Somalia

Maamulka Somaliland ayaa sheegay in cudurka Covid-19 uu ku soo laba kacleeyay, dadka xanuunka laga helayaana ay sii kordhayaan maalinba maalinta ka dambeysa. Agaasimaha Wasaaradda...

Ergay Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kormeer ku tagay xero kutaalla Garawe (Sawirro)

Ergeyga Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha iyo arrimiha bini,aadannimada Cabdiraxman Cabdishakur Warsame ayaa maanta kormeer ku tegey xero barakac oo kutaalla  Garowe Ergeyga oo...

Ciidankii lagu laayay Go’da yar oo aas Qaran loo sameeyay iyo Muusa Biixi oo...

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay aas Qaran oo maanta xabaalaha Baqiic loogu sameeyey 9-kii kii askari ee katirsanaa ciidanka booliska...

Nin ka lumay hooyadiis oo dib ula Midoobay ku dhowaad 50 sano ka dib...

Nin la sheegay inuu ka soo jeeda Eritrea oo ay kala lumeen hooyadiis isagoo ilmo yar ah, ayaa dib ula midoobay 47 sano ka...

News in English

Challenges in Somali National Election Legislation

The Somali national election law reflects a chaotic amalgamation of incompatible elements from various election systems, including dictatorial, parliamentary, and presidential models, presenting challenges...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs