Tuesday, May 21, 2024

Xildhibaano uu ku jiro taliye Yaasiin Farey oo la dhaariyey iyo Xilkii taliyaha NISA...

Kulankii golaha shacabka Baarlamanka Somalia oo caawa ka furmay Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu  dhaariyey Xildhibaano cusub oo uu ku jiray...

Qaar ka mid ah gargaarkii dhowaan la geeyey Gaza oo la boobay (Sawirro)

Kumanaan reer Gaza ah ayaa jabsaday bakhaarradii iyo xarumaha qaybinta gargaarka ee hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga Falastiiniyiinta (UNRWA) waxaana la qaatay bur...

Qarax aad u xoogan oo goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo Rasaas la maqlayo

Waxaa goordhaw qarax xoogan oo loo maleenayo in uu yahay ismiidaamin uu ka dhacay  Taalada Xaawo Taako oo ku dhaw Tayaatarka Qaranka ,waxaana jugta...

Muwaadiniin Kenyan ah oo lagu laayay gudaha Soomaaliya iyo meydadkooda oo la geeyay…

Wararka ka imaanaya magaalada Dhoobley ee kutaalla xadka Soomaaliya iyo Kenya ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay saddex muwaadin oo u dhashay Kenya, kuwaa...

(Sawirro) Puntland iyo QM oo ka wada hadlay khilaafka ka taagan doorashooyinka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay  Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee...

(Sawirro) Wararkii ugu dambeeyey dayuuradii lagu soo riday Berdaale & Ganacsade caan ah oo

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan khasaaraha ka dhashay dayuurad yar oo galabta lagu soo riday nawaaxiga garoonka dayuuradaha degmada Berdaale ee gobolka Bay...

Deni, ururada siyaasada & Guddiga Doorashada Puntland oo go’aan wadajir ah soo saaray

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan la qaatay Ururada Siyaasadda Puntland iyo Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland, Kulanka ayaa...

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Daahfurka Mashruuca dhismaha dekedda Hobyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay booqashada uu maanta ku yimid dalka Ra’iisul Wasaare K/Xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs