Sunday, May 19, 2024

Taliyihii Saldhiga booliiska Dayniile oo shaqada laga fadhiisiyay iyo Sababta keentay

Taliska ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa shaqo joojin ku sameeyay taliyihii ciidanka booliiska saldhiga degmada Dayniile Macalin Faarax, kadib markii lagu eedeeyay in uu wax...

Sargaal Heestay Dhalashada Ruushka kana tirsanaa Daacish oo ku dhax geeriyooday Xabsiga Dhaxe

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in sargaal katirsanaa Kooxda Daacish faraceeda Soomaaliya horeyna loogu riday xukun dheer oo xabsi ah uu...

Sargaal kasoo goostay dagaalyahanada Al Shabaab oo lasoo bandhigay

Degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose waxaa lagu soo bandhigay sargaal la sheegay in uu katirsanaa dagaalyahanada Al Shabaab kana soo xoogstay kooxdaasi sida...

Masuul katirsan maamulka G/Banaadir iyo Kulane Jiis oo Xildhibaano noqday (Sawirro)

Doorashada Xildhibaanada gollaha shacabka ayaa maanta ka socota magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda Galmudug, waxaana saakay halkaasi lagu doortay ilaa saddex Xildhibaan uu ku jiro...

Naymar oo ku biiray kooxda Al Hilaal iyo Mushaarka uu qaadanayo oo la shaaciyay

Kooxda Sacuudiga ee Al Hilal ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday goor dhaweyd saxiixa xiddiga reer Brazil Neymar, iyadoo 31 jirkaan uu soo gabagabeeyay...

Madaxweyne Ashraf Ghani oo raali galin siiyay Shacabka kana hadlay Sababta uu u baxsaday

Madaxweynihii hore ee dalka Afqaanistaan Ashraf Ghani ayaa fariin raali gelin ah u diray shacabka dalkaasi, kadib markii uu si lama filaan ah uga...

Kooxo hubeysan oo dilal qorsheysan ka geystay xeebta Magaalada Boosaaso

Kooxo hubeysan ayaa xalay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ku dilay labo nin oo dhalinyaro ah sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Goob-joogayaal...

Cali Guudlaawe iyo Taliye Odawaa oo tagay Deegaano Al Shabaab laga saaray (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta booqday deegaanada Geyfo, Bakajeex, Qoordheere iyo Warciise oo dhowaan laga xureeyay Kooxda  alshabaab. Madaxweynaha ayaa...

Ciidanka Kenya oo burburiyey xarun isgaarsiineed oo ay leedahay shirkadda Hormuud

Iyada oo ay weli sii socoto burburinta ay Ciidanka Kenya ku hayaan xarumaha Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliya ee Gobollada Jubbooyinka & Gedo ayaa Ciidanka Kenya...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs