Friday, May 17, 2024

Shir loo hadlayay Tiirka caddaaladda & garsoorka madaxa bannaan oo ka dhacay Muqdisho (Sawiro)

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa guddoomiyey kulanka guddi hoosaadka golaha Wasiiradda ee tiirka caddaaladda iyo garsoorka madaxa bannaan...

Xildhibaano iyo Wasiir Caawa gaaray xaafada Shiirkole iyo dagaal laga cabsi qabo

Waxaa caawa Xaafada Shiirkole ee degmada Hodan ka taagan xiisad dagaal oo laga cabsi qabo in uu ka dhax qarxo ciidamo badan oo daacad...

Maamulka gobolka Banaadir oo amray in laga guuro dhul kuyaalla Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir ayaa soo saaray ammar cusub oo ku socda dadka degan dhulka wasaarradii hore ee arrimaha gudaha oo kutaalla degmada Boondheere, gaar...

Gamudug oo shaacisay kuraastii ugu horeysay ee lagu dooranayo Gaalkacyo (Akhriso)

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa shaaciyay qabashada doorashada 11-ka kursi ee deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Doorashada kuraastii tiilay magaalada Dhuusamareeb ayaa la...

R/W Rooble oo kusoo laabtay Muqdisho iyo Shirar degdeg ah oo ka socda Garoonka...

Ra'isul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhaw kasoo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay wasiiro...

Nin labo sano ka hor toorey ku dilay nin kale oo gacanta lagu dhigay...

Taliska Booliska gobolka Banaadir ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen nin labo sano ka hor toorey ku dilay nin kale ka dib muddo badan...

Dhaxal Suge Maxamed Bin Salmaan oo Hanjabaad culus Hawada marsiiyay

Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya Maxamed bin Salmaan ayaa hanjabaad culus hawada u marsiiyay kooxo uu sheegay in ay halis galinayaan amniga iyo xasiloonida Boqortooyada...

Axmed Madoobe oo qodobo xasaasi ah kala hadlay safiirada Kenya & Britain (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam oo Safar Shaqo u jooga Magaalada Muqdisho ayaa maanta kulan la qaatay safiirka Dowladda Kenya u fadhiya...

Saciid Ciise: “Haddii hogaanka sare ay awooda dalka isku qabsadaan waxaa qasab ah..”

Xalinta khilaaf Siyaasadeed furdaaminteeda waxey leedahay mariin fudud oo lagu fuliyo. Haddii labo ka mida hogaanka sare ay awooda dalka isku qabsadaan wakhtiga kala...

Toogasho iyo kala carar ka dhacay Magaalo kutaala Mareykanka (Daawo Sawirada)

Nin hubeesan ayaa toogasho ka geestay goob ay ka socotay munaasabad cuntooyinka lagu soo bandhigayay oo kutaala magaalada Gilroy ee gobolka California ee dalka Mareykanka. War...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs