Saturday, May 4, 2024

Ciidanka NISA oo qabtay dad badan oo Al Shabaab ku biiri rabay iyo gaari...

War saxaafadeed goordhaw kasoo baxay hay'adda nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in ciidamada qabteen dad badan oo doonayay in ay...

R/W Rooble oo kusoo laabtay Muqdisho iyo Shirar degdeg ah oo ka socda Garoonka...

Ra'isul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhaw kasoo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay wasiiro...

ATMIS oo shaacisay in ay ka aarsadeen Shabaabkii weeraray Buulamareer kana soo furteen …

War goordhaw kasoo baxay taliska ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee ATMIS, ayaa lagu sheegay in weerar kadaba tag ah ay ku qaadeen...

Danjire Yusuf Cumar Al-Azhari oo geeriyooday & Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

Guddiga Doorashada Hirshabelle oo Beeniyay Warar saacadihii lasoo dhaafay la baahiyay

Guddiga Doorashooyinka heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen waxa ay ku beeniyeen warar been-abuur ah oo saacadihii lasoo dhaafay lagu qoray...

Saadiq Cabdilaahi Cabdi :-Nidaamka Federaalka waa “Dameer iyo labadiisa daan”

Dᴀᴅ ʙᴀᴅᴀɴ ᴏᴏ Sᴏᴏᴍᴀᴀʟɪʏᴇᴇᴅ ᴀʏᴀᴀ ᴋᴜ ᴡᴀʀᴇᴇʀsᴀɴ/ᴅɪɪᴅᴀɴ ᴀᴍᴀʙᴀ ᴀʏ ɪsᴋᴀɢᴀ ᴅʜᴇx ʏᴀᴀᴄsᴀɴ ᴛᴀʜᴀʏ Nɪᴅᴀᴀᴍᴋᴀ Dᴏᴡʟᴀᴅᴇᴇᴅ ᴇᴇ "Fᴇᴅᴇʀᴀᴀʟᴋᴀ Sʏsᴛᴇᴍ-ᴋᴀ" ɪʏᴏ ᴛʀɪʙᴀʟ sʏsᴛᴇᴍ/ʜᴀʙ ᴅʜᴀǫᴀɴᴋᴀ ʜᴏʀᴊᴏᴏɢᴇʏᴀᴀsʜᴀ ᴍᴀᴀᴍᴜʟ-ɢᴏʙᴏʟᴇᴇᴅʏᴀᴅᴀ...

Raisul wasaare Khayre oo ka hadlay qorshaha ciidamada AMISOM kaga baxayaan Somalia

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in meel wanaagsan uu marayo qorshaha ka bixitaanka ciidanka AMISOM ee Soomaaliya. Ciidamada Midowga Afrika...

Dowladda Iiraan oo sheegtay inuusan jirin wax weerar ah oo dibeda looga soo qaaday

Taliyaha guud ee ciidamada Iran ayaa sheegay in qaraxyada ka dhacay samada sare ee gobolka Isfahan ay la xiriirto habab lidka diyaaradaha oo lagu...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs