Wednesday, May 22, 2024

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Xudur (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur iyo Madaxweynaha Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis...

Al Shabaab oo sheegatay masuuliyada Dilal ka dhacay Muqdisho iyo Ceelasha Biyaha

Dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay dilal qorsheesan ka geesatay magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda, waxaana baxsaday ragii hubeesnaa ee dilalkaasi...

Madaxweyne Shaki galiyay Dowladnimada Soomaaliya oo Muqdisho imaanaya

Madaxweynaha dowlada Uganda Yoweri Museveni ayaa lagu wadaa in booqasho ku yimaado magaalada Muqdisho, kadib casuumad rasmi ah uu ka helay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi...

Ragga iyo Dumarka Soomaaliya Midkee badan? Warbixin cusub oo la soo saaray

Warbixin sannadeedka loo yaqaanno CIA World Factbook’ ee wakaaladda sirdoonka Maraykanku sannad kasta ku soo bandhigto, xogaha ay ka soo ururiso dhammaan dalalka dunida,...

Kenya: Dad hor leh oo laga helay Coronavirus & Uhuru Kenyatta oo amaro soo...

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya dalka Kenya labo ruux oo qaba Cudurka halista ee Coronavirus ayaa laga helay gudaha dalkaas iyadoo laga...

Xoogaga Al-shabaab oo ciidamada dowlada kala wareegay degaan muhiim ah

Al-Shabaab ayaa sheegtay inay la wareegeen degaan lagu magacaabo Geedweyne oo ku yaalla duleedka degmada Doolow ee gobolka Gedo. War ay baahisay Idaacadda al-Shabaab ayaa...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo dhinacyo kala duwan iska kaashanaya (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, oo ka qayb galaya meertada 48-aad ee Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka ku...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs