Monday, May 20, 2024

Dowladda oo ka hadashay wararka sheegaya in Imaaraadka joojiyay lacago uu ciidanka siin jiray

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa 'dacaayad' ku tilmaamtay warar sheegaya in uu hakad ku yimid mushaarka qaar ka mid ah ciidamada dawladda, sababo la xariira...

Miisaaniyada dowlada ee sanadka 2019-ka oo cod aqlabiyad leh lagu ansixiyay

Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay xaruntooda ayaa cod aqlabiyad leh waxa ay ku ansixiyeen miisaaniyada...

Maamulka Gobolka Banaadir oo lagu wareejiyay Waxbarshada caasimadda (Video+Sawiro)

 Xukuumadda oo dadaal xooggan ugu jirta tayenta heerka waxbarasho ee dalka iyo daadejinta hannaanka loo maamulo waxbarashada, ayaa maamulka gobalka ku wareejisay mas'uuliyadda maamulka...

Miltariga Soomaaliya oo howlgal ku dilay Dagaalyahano katirsan Al Shabaab (Sawirro)

Ciidanka Milatariga Soomaaliya ee ku sugan degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa dagaal adag la galay dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo weerar ku qaaday...

Xassan Shiikh: “Dhalinyaradii tababarka ciidan loogu qaaday Eritrea waa la iibsaday”

Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaalada dhalinyaro Soomaaliyeed oo labo sano ka hor tababar loogu qaaday dalka Eritrea, kuwaasoo...

Feysal Cali Waraabe “Ooyin ayaa ka dambeyn doonta wafdiga DF ee tagay Laascaanood”

Gudoomiyaha xisbiga UCID Feysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay wafdi ka socday dowladda federaalka Soomaaliya oo dhowaan gaaray Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Feysal Cali...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha ciidanka Xoogga oo Abaabul Dagaal wada (Sawirro)

Wasiirka gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Taliyaha ciidanka xoogga Dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage, ayaa abaabul dagaal ka wada magaalada...

Cabdi Xaashi oo beeniyey in laga heshiiyey khilaafkii Guddiga doorashada G/Woqooyi

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Somalia Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa beeniyay wararka sheegaya in heshiis laga gaaray Guddiyada Doorashada Somaliland ee dowladu magacowday. “Runtii waan...

Madaxweyne Caan ah Afrika oo sheegay in uu Xilka ka degayo uuna noqonayo Wariye

Madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame ayaa warbaahinta u sheegay in uu qorsheenayo in uu howlgal ka noqdo siyaasadda uuna wareejiyo xilka, waxa uuna cadeeyay...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs