Tuesday, June 18, 2024

Dowlada Azerbaijan oo Maxaabiis dagaal ku bedelatay xog sirdoon oo Muhiim ah

Dowlada Azerbaijan ayaa 15 maxabuus dagaal ku wareejisay dalka Armenia iyadoo celinta maxbiistaasi uu gacan ka geystay dalka Mareykanka. Maxabiistaasi ayaa gacanta Azerbaijan ku jiray...

Itoobiya oo faragalin ku sameeneysa Doorashada Jubbaland iyo Wafdi kusii jeeda Kismaayo

Wafdi ka socda dowlada Itoobiya ayaa la filayaa in ay beri ama beri dambo gaaraan magaalada Kismaayo, wafdigan ayaana la kulmi doona Madaxweynaha Jubbaland...

Mareykanka oo wada qorshe looga hortagayo toogashada ka dhacda iskuulada

Xilli ardayda ku nool dalka Maraykanku ay dib ugu noqonayaan dugsiyada, ayaa waxa haatan la qorsheeyey in sare loo qaado, ammaanka ee dugsiyada. Dalka Maraykanka...

Xildhibaan Khaliif Haashim Nuur oo caawa lagu dilay Qarax iyo Al Shabaab oo ka...

Waxaa caawa fiidkii qarax gaari loogu soo xiray oo ka dhacay magaalada Kismaayo lagu dilay Xildhibaan Khaliif Haashim Nuur oo katirsanaa Xildhibaanada Dowlad Goboleedka...

Marwada Koowaad ee dalka oo Doha kula kulantay Amiirad Mosa Bintu Naasir ( Sawirro)

Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macalin oo booqasho rasmi ah ku joogta dalka Qatar ayaa la kulantay Madaxa Maamulka Guud ee Hay’adda...

Heshiisyo afgarad ay gaareen dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo la meel mariyay

Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Dalka Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa looga hadley amniga...

Madaxweyne Farmaajo oo laga dalbaday in uu dhax dhaxaadiyo Madaxda Masar iyo Itoobiya

Dowladaha Itoobiya iyo Masar ayaa waxaa u dhaxeeya xiisad ka dhalatay biyo xireenka ay dowlada Itoobiya dhistay, waxaana dhawaan fashilmay wadahadal lagu dhameyn lahaa...

Lacag ku daadatay Wado Mashquul badan iyo Jahwareer ka dhashay aruussiga lacagtaasi

Lacag ka daadatay baabuur marayay mid kamid ah waddooyinka Mareykanka ayaa waxaa ka dhashay jahwareer iyo saxmad dhanka waddooyinka ah kadib markii dadweyne ay...

Mareykanka oo sheegay inuu aarguday G/lle Xasan Maxamed Cismaan (Xasan Tuure)

Mareykanka ayaa sheegay iney duqeyn ku laayeen xubno ka tirsan Al-Shabaab ka dib weerarkii Al-shabaab ku qaadeen shalay oo Jimce aheyd degaanka Galcad ee...

Muxuu Wasiir C/qaadir kala hadlay Sii-hayaha danjiraha Maraykanka ee Somalia?

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa la kulmay Sii-hayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya mudane Shane L. Dixon. Kulankan ayaa looga hadlay  dadaallada...

News in English

Challenges in Somali National Election Legislation

The Somali national election law reflects a chaotic amalgamation of incompatible elements from various election systems, including dictatorial, parliamentary, and presidential models, presenting challenges...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs