Mashaqada Magaalada B/weyne ka dhacday oo lagu eedeeyay Waare iyo Guudlaawe !!

Golaha Badbaadaa Hirshabeelle ayaa ku eedeeyay in masuuliyada  siyaasadeed ee mashaqada B/weyne ay dusha u ridanayaan  Madaxweynaha Hirshabelle iyo ku xigeenkiisa. Golaha ayaa  soo dhaweeyay...

Akhriso: Toban Balan qaad uu sameeyay Madaxweyne Gaas oo Fashil kusoo dhamaaday

Waxaan halkaan ku soo qaadanayaa 10 ballanqaad oo Madaxweynaha Puntland, Mudane Gaas u sameeyey Puntland xilliguu musharraxa ahaa iyo intuu hayey xilka Madaxweynaha. Miisaaniyadda...

Ciidanka Dowladda oo dilay xubno badan oo katirsan Al Shabaab ay ku jiraan Ajaaniib...

Ciidanka xoogga dalka ayaa howlgal qorsheesan oo ay ka sameeyeen deegaano dhaca galbeedka degmada Waajid ee gobolka Bakool ,waxa ay ku dileen dagaalyahanno badan...

Xildhibaanada Kutlada NISA oo xaalku ku xun yahay iyo Go’aankooda oo la sugayo

Saraakiil badan oo katirsanaa Hay'adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa sannadkan nasiib u yeeshay in ay kamid noqdaan Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka...

Dowlad Afrikan ah oo si adag uga hortimid Xildhibaano Aqoonsi u raadinayay Somaliland

Wasiirka Arrimaha dibada ee dalka Gambia ayaa si adag u cambaareeyey xildhibaano doonayey inay u ololeeyaan ictiraafka Somaliland, xildhibaanadaasi oo la sheegay inaysan waxna...

Taliye Mahad Salaad oo amar culus soo saaray ka dib dilkii loo geystay Bakaal...

Taliyaha Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Mahad Maxamed Salaad ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, saraakiisha, xubnaha Hay’adda iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed...

Haweeney loo magacaabay Gudoomiye Degmo katirsan G/ Banaadir iyo Isbedel socda

Wareegto kasoo baxday Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Finish ayaa xilka looga qaaday Gudoomiyihii degmada Cabdicasiis iyadoona isla wareegtadaasi lagu...

Cadaadis xoogan oo la saaray Abdel Fattah al-Burhan iyo Wadahadalo cusub oo bilowday

Wadahadallo u dhexeeya Ra'iisul wasaaraha Sudan Abdalla Hamdok iyo hoggaamiyeyaasha afgambigii millatari ee October 25 ayaa horumar laga sameeyay, sida ay wakaaladda wararka ee...

Muxuu taliyaha Ciidanka lugta ku soo arkay furumaha dagaalka Sh/hoose? (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliya S/guudto C/Xamiid Maxamed Dirir ayaa Kormeer shaqo waxa uu ku tagay Difaacyada Ciidanka xoogga dalka ay ku...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs