Afar Xisbi siyaasadeed oo War wadajir ah kasoo saaray xaalada amaan ee Muqdisho (Akhriso)

Afar kamid Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka ka jira ayaa si wadajir ah waxa ay war uga soo saareen xaalada amaan daro ee dalka ka jirta gaar ahaan magaalada Muqdisho oo maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayeen qaraxyo iyo dilal.

Xisbiyadan ayaa walaac xoogan ka muujiyay amaanka sii xumaanaya ee Muqdisho, waxa ayna Xisbiyadan sabab uga dhigeen falal amaan daro in dowlada Federaalka Soomaaliya aysan wali sameyn Qorshe iyo Istaaraatiijiyad amni Qaran.

Waxa ay sheegeen Xisbiyadan dalka ka jira in ay wada shaqeyn la’aan ka dhaxeyso Ciidamada amaanka Qaranka iyo kuwa AMISOM ay sabab u noqotay in aan Al Shabaab iyo daacish lagu qaadin dagaal .

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Xisbiyada afarta ah

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -