(Akhriso) Guddoomiye Mursal oo shaaciyey inuu buray Mooshinkii Madaxweynaha

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa goor dhoweyd soo saaray qoraal uu ku sheegay in Mooshinkii Madaxweynaha ay ka tanaasuleen xildhibaanadii keenay.

Qoraal ka soo baxay Guddoomiye Mursal ayaa lagu sheegay wadaxaajood kadib in la iska gartay in laga wada shaqeeyo danta dalka, isla markaana xildhibaannadii keenay Mooshinka ay soo jeediyeen inay ka tanaasulaan, sidaas darteedna eedeyntii sharci jebinta ee loo jeediyey Madaxweynaha ay burtay.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -