Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Maxay Soomaaliya ka faa’ideysa ka mid noqoshada Dallada EAC? (Akhriso afar qodob)

Dowlada Somalia ayaa sheegtay in la aqbalay codsigeedii rasmiga ahaa ay ku dooneysay ka mid noqoshada Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC), taasoo ay ugu qalinka ku duugeen Madaxda dalalka ku mideysan dalladan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ansixinta codsigooda ku aaddanaa ku biiridda EAC.

Xassan Shiikh ayaa ku tilmaamay arrinkan tallaabo wanaagsan oo ka tarjumeysa hor u socodka dowladnimada Soomaaliyeed iyo mira-dhalka qorsheyaasha qaran ee ku aaddan soocelinta doorka dalkeennu uu ku lahaa gobolka.

“Faa’iidooyin dhaqan-dhaqaale, amni iyo siyaasadeed ayuu dalkeennu ka dhaxlayaa ka mid noqoshada Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC)” ayuu yiri Xassan Shiikh.

Hoos ka akhriso afar qodob oo Soomaaliya ka faaiideyso ka mid noqoshada Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC).

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxweyne caan ah ku baaqay in diinta Islaamka la waafajiyo nidaamka dalkiisa

Cabdi Cade

Wasiir hore oo lagu eedeeyay in uu basaas ahaa oo saakay la Daldalay

Cabdi Cade

Madaxweynihii ugu horeeyey D/Goboleedyada oo Muqdisho u yimid shirka wada tashiga

Caydiid Ali
Taboola Ads ---