Saraakiil lagu eedeeyey Musuq oo la horgeeyey Maxkamada gobolka Banaadir (Akhriso)

Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maxkamadda gobolka Banaadir hor geeyay shan eedeysane oo ah saraakiil dowladeed oo loo soo qabtay falal la xariira musuq-maasuq, been abuur iyo ku tagri fal awood dowladeed, waxaana ay horu-dhac u yihiin shabakad balaaran oo ku eedeysan xatooyo iyo lunsasho xoolaha dadweyne.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA XAFIISKA OO FAAHFAAHSAN

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -