Mukhtaar Roobow: “Qarash bixiyaha iyo qarax wadaha waa isku mid” (Akhriso Bayaan)

Wasiiradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta dowladda federaalka iyo maamuladda oo war-murtiyeed kasoo saarey shir shan maalmood uga socdey Muqdisho ayaa sheegay “in ay xaaraan tahay dhaqaale kasta oo la siiyo” Shabaab. “Qarash-bixiyaha iyo Qarax-waduhu waa isku mid,” ayaa lagu yiri bayaanka.

Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud ayaa ka qeybgalay gebagebada Shirweynaha “Alshabaab maanta ka dib waxaa loogu yeeri doonaa Khawaarij, culimada Soomaaliyeed ayaana magacaas u bixisay”.

HOOS KA AKHRISO BAYAAN KA SOO BAXAY SHIRKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -