Fursad Qaaliya: Dugsiga Amiin Quran Online oo qaadanaya arday cusub wakhtiga Summer-ka

WhatsApp: +252634484123
Dugsiga Amiin Quran Online oo ah dugsi hore looga bartay waxbarasho tayo leh ayaa bilaabay dinwaangalinta ardayda cusub ee wakhtiga summerka.

Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay:

 Macalimiin rag iyo haweenba leh oo aqoon buuxda iyo khibrad u leh duruusta ay bixinayaan .
 Wakhti kooban oo lagu baranayo akhrinta Quraanka Kariimka ah (Higaadda).

 Manhaj tayo leh oo si fudud ay ardaydu u baranayaan diinta islaamka.
 Duruustu waxay ku baxayan afsoomaali , sido kale waxa jira qayb ku baxda English – to – English oo loogu talo caruurta aan fahmaynin af-somaliga .
 Arday walba waxa loo dhigayaa wakhtiga ugu haboon ee uu rabo inuu class ka qaato .

Koorsooyinka kale ee dugsiga lagu barto wax aka mid ah : –

1) Quraanka kariimka ah
2) Higaadda
3) Xadiithka
4) Caqiiqda islaamka
5) Fiqhiga
6) Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم
7) Tarbiyadda caruurta
8) Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka)
9) Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka
10) Kobcinta Afsoomaaliga ( Afka hooyo)

Booqo webiste ka dugsiga :
www.amiinquranonline.com

www.amiinquranonline.com

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com
- Advertisement -