Guddiga FEIT oo amar ka soo saaray dhaarta Xildhibaanadii lagu doortay Ceelwaaq

Guddiga doorashada heer federaal ayaa amar ku bixiyey in deg deg loo dhaariyo Xildhibaanada cusub ee lagu soo doortay degmada Ceelwaaq si ay uga qeyb u gutaan waajibaadkooda dastuuriga ah.

Talaabadan ayaa ku soo aadeysa xili maanta degmada Ceelwaaq lagu soo gebagebeeyey doorashada 16 xildhibaan oo degaan doorashadoodu tahay gobolka Gedo.

Hoos Ka Akhriso qoraalka Guddiga

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com 

- Advertisement -