(Akhriso) Midowga Musharaxiinta oo ka hadlay go’aankii Galmudug, Hirshabelle & Rooble

Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa soo dhaweeyay go’aankii Ra’iisul wasaare Rooble Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabelle go’aankii ka qaateen arimaha doorashooyinka iyo Hirgalinta heshiiskii 17-kii September.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEED

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -