Madasha Badbaado Qaran oo Farmaajo ku eedeysay inuu dayacay ciidanka XDS (Akhriso)

Madasha Badbaado Qaran oo ku eedaysay Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday in uu Ciidanka Xooga Dalka ku dayacay furimaha dagaalka, isagoo baylah uga dhigay Alshabaab, sirdoonkii dalkana ku hawlay dabagalka siyaasiyiinta iyo hawlaha doorashooyinka.

Qoraal ka soo baxay Madasha badbaado Qaran ayaa ku amaanay ciidamada xoogga dalka Somaaliyeed sida geesimimada leh ee ay iskaga caabiyeen weeraradii xalay ka dhacay degaanada Aw-dheegle iyo Bariire ee gobolka Sh/hoose, iyagoo tacsi u diray askarta ku dhimatay.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA OO DHAMEYSTIRAN

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -