Dowlada oo kahor timid Guddiyadii Doorashada ay soo Magacaabeen Jubbaland & Puntland

War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada arimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumada Soomaaliya ayaa looga hor yimid Guddiyada doorashada Heer Dowlad goboleed ee xalay soo magacaabeen Madaxda maamulada Jubbaland iyo Puntland.

Wasiirka arimaha Gudaha qoraalkan uu soo saaray ayuu ku sheegay in Guddiyada doorashada ee soo magacaabeen Jubbaland iyo Puntland ay baalmarsan yihiin hanaanka sharciga ee loo maro magacaabista guddiyada.

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Dowlada

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -