Fursad Qaaliya: Dugsiga Amaano Quran oo qaadanaysa arday cusub oo la bari doono higaadda, quraanka iyo caqiidada islaamka

WhatsApp:  +252634484123
Amaano Quran Online waa dugsi quraan online ah oo loogu talo galay qurbajoogta soomaaliyeed , meelkasta oo ay kaga nool yihiin adduunka .
 
Dugsiga waxa wax ka baran kara Caruurta iyo dadka waaweyn labadaba.
 
Dugsigu waxa uu fursado gaar ah u hayaa waalidiinta qurbaha kunool ee dhibka badani ka haysto tarbiyadda caruurta , waxaanu diyaar u yahay inuu kala qaybqaato oo uu ka saacido dhinaca waxbarashada iyo tarbiyadda caruurta.
 
Koorsoyinka dugsiga lagu barto waxa kamid ah : –
 
1) Quraanka kariimka ah
2) Higaadda
3) Carabida
4) Xadiithka
5) Caqiiqda islaamka
6) Fiqhiga
7) Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم
8) Tarbiyadda caruurta
9)   Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka)
10) Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka
11) Kobcinta Afsoomaaliga ( Afka hooyo)
 
 Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay macalimiin rag iyo haweenba leh oo aqoon buuxda u leh casharada ay bixinayaan .
 
 Manhaj tayo waxbarasho leh oo sifudud ay ardaydu u baranayaan diinta islaamka.
 
 Arday walba waxa loo dhigayaa wakhtiga ugu haboon ee uu rabo inuu class ka qaato .
 
 Duruustu waxay ku baxayan afsoomaali , sido kale waxa jira qayb ku baxda English – to – English oo loogu talo caruurta aan fahmaynin af-somaliga .
Hadda la xiriir maamulka oo is dinwaangali : 
Whatsapp:  +252634484123 
IMO:   +252634484123
 Viber: +252634484123
Skype: Amaano Quran Online 
Gmail: amaanoonlinequran@gmail.com   
Booqo webiste ka dugsiga : 

                                                                                                                              Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -