Madasha Xisbiyada Qaran: “Waa keli-talisnimo in dalku Xukuumad la’aan ahaado 53 cisho”

Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hogaamiyaan madaxdii hore ee DF ayaa soo saartay war kulul oo ku saabsan xaaladu dalku marayo, iyagoo eedeymo culus u jeediyey Madaxweyne Farmaajo.

War-saxaafadeed goor dhow ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu dhaliilay hab dhaqanka uu dalka ku maamulayo madaxweynaha Somalia, iyagoo masuuliyad daro iyo Keli talisnimo ku sifeeyey in dalkU xukuumad la’aan sii ahaado 53 cisho.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA OO FAAHFAAHSAN

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -