Daawo:-Qoor-qoor oo arrin Muhiim ka raali geliyey madaxdii iskugu tagtay Dhuusamareeb

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor oo ka hadlayey gebagebada shirka wada tashiga DF iyo dowlad goboleedyada ayaa natiijada ka soo baxday shirkaas ku sifeeyey guul u soo hoyatay shacabka Soomaaliyeed.

“Shirkan ayaa diiradda lagu saaray arrimaha siyaasadda, amniga iyo dhaqaalaha, waxaana uu ku idlaaday guul iyo isafgarad” ayuu yiri Madaxweyne Qoor-qoor oo martida ka qeyb gashay shirka ka raali geliyey haddii ay la kulmeen waxyaabo aan munaasab aheyn intii ay joogeen Dhuusamareeb.

HOOS KA DAAWO HADAL-JEEDINTA MADAXWEYNE QOOR-QOOR

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com.

- Advertisement -