Madasha Xisbiyada Qaran oo ka jawaabtay hadalkii ka soo yeeray RW Khayre (Akhriso)

Madasha Xisbiyada Qaran oo War saxaafadeed ka soo saaray Muqdisho ayaa soo dhoweeyay hadalkii ka soo yeeray Ra’iisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Khayre ee ahaa in la qabanayo doorasho loo dhan yahay oo waqtigeeda ku dhacda.

Waxaa dowladda loogu baaqay inay ka dhabeyso hadalkaas, ayna aqbasho qabashada kulan ay isugu yimaadaan saamileyda siyaasadeed ee dalka si go’aan mideysan looga qaato arrimaha la xiriira xiliga kala guurka sida ku xusan War-saxaafadeedka

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka oo dhameystiran

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com 

- Advertisement -