COVID-19: Dowlada Somalia oo soo saartay go’aanno ku socda Masaajidada (Akhriso)

Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta Soomaaliya ayaa soo saartay go’aanno la xiriira Coronavirus oo ku socda Masaajidda ku yaalla dalka.

Qoraal ka soo baxay wasaarada ayaa lagu sheegay in go’aano ka soo baxay culimada dalka lagu go’aamiyey in Masaajidada ay ka qeyb qaataan wacyi gelinta bulshada ee la xiriirta cudurkan, isla markaana dadka qufacaya ay ka joogsadaan masaajidada si loo badbaadiyo jameecada inteeda kale.

Hoos ka akhriso qoraalka oo dhameystiran

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -