Maxaabiis ku xirneyd xabsiga dhaxe ee Baydhabo oo cafis Madaxweyne lagu sii deynayo

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa cafis Madaxweyne u fiyay maxaabiis ku xirneyd xabsiga dhaxe ee magaalada Baydhabo.

Maxaabiistan cafiska loo fidiyay oo gaaraya 11-maxbuus ayuu Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen faray xeer ilaalinta gobolka Baay in ay xabsiga ka sii daayaan.

Halkan ka akhriso Wareegtada Laftagareen ku fasaxay maxaabiistan

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -