Sidee Madasha Xisbiyada Qaran u aragtaa natiijada Shirkii Garoowe? (Akhriso)

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweysey Shirweynaha Wadatashiga Puntland ee ka qabsoomey caasimadda Garowe 15-17-kii Maarso iyo War-murtiyeedkii ka soo baxay shirweynahaas.

War-Saxaafadeed kasoo baxey Madasha Xisbiyada Qaran oo ay ku mideysan yihiin Lix Xisbi ayaa waxaa lagu sheegay inay hambalyo iyo bogaadin u diraayaan bulshada reer Puntland iyo hogaankeeda.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA MADASHA OO DHAMEYSTIRAN

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -